Dowladda oo soo bandhigtay Meydadka Xubnihii Al Shabaab ee lagu dilay Sinadhaqa (Sawirro)

Ciidamada dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska oo garab ka helayay ciidamada Galmudug, ayaa deegaanka Sinadhaqa ee dhaca duleedka magaalada Dhuusomareeb ku dilay xubno katirsan Al Shabaab. Dowladda Soomaaliya war kasoo baxay ayaa lagu sheegay in deegaanka Sinadhaqa ciidamada huwanta ah ku dileen 15-dagaalyahan oo katirsanaa kooxda Al Shabaab ,kuwaa oo la sheegay in ay … Continue reading Dowladda oo soo bandhigtay Meydadka Xubnihii Al Shabaab ee lagu dilay Sinadhaqa (Sawirro)